FEM Süd (Klinik Favoriten)
Kundratstraße 3, 1100 Wien
E-Mail: kfn.femsued@gesundheitsverbund.at
Telefon: +43 1 60 191 – 5201
https://femsued.at/

Waxaan bixinaa Taageero iyo Talooyin kala duwan kuwaas oo aan luuqado badan ku bixino dhibaatoyinka la xirira caafimaadka iyo xanuunada jirka, Qalbiga iyo Maskaxdaba.
Sidaan noola so xiriir:
Warbixinta iyo talooyinka, tageerada iyo sidoo kale koorsooyinka aqoon is weydaarsiga ah waxaa hogaaminaya shaqaalaheena oo luuqado badan ku bixiya – Shaqaaluhu waxay kala leeyihin xirfado kale kuwan.
Waxaad ku saxsantahay inaad nala so xiriirto hadii aad u baahan tahay kaalmo iyo caawinaada khaas ah sida markaad marxalad adag ku jirto. Waxaad naga helaysaa warbixin ama ray`i is dhaafsi ama is barasho aad baranayso dadka kale sida Dumar si aad u ahaato qof xirir sameeyay kalsoonida kuugu badato, talo is dhaafsiguna nolosha ayuu ku fudedaynaya si aad xalal kala kuwan ugu hesho dhibkaag . Dhibaatooyinka aan hoos ku xusnay iyo midkastaba waad nagala hadli kartaa:
Waxaad naga helaysaa meel ku huboon gabdhaha iyo dumarka oo gacmo furan lagu soo dhaweenayo sidoo kale wiilasha iyo Raggana meel ku haboon iyagana wey naga helayaan.
Isniinta ilaa Jimcaha 9.00-1200 Duhurnimo
Telefanka: +43 1 60 191 – 5201
Sie müssen den Inhalt von reCAPTCHA laden, um das Formular abzuschicken. Bitte beachten Sie, dass dabei Daten mit Drittanbietern ausgetauscht werden.
Mehr InformationenSie sehen gerade einen Platzhalterinhalt von Turnstile. Um auf den eigentlichen Inhalt zuzugreifen, klicken Sie auf die Schaltfläche unten. Bitte beachten Sie, dass dabei Daten an Drittanbieter weitergegeben werden.
Mehr InformationenSie sehen gerade einen Platzhalterinhalt von Facebook. Um auf den eigentlichen Inhalt zuzugreifen, klicken Sie auf die Schaltfläche unten. Bitte beachten Sie, dass dabei Daten an Drittanbieter weitergegeben werden.
Mehr InformationenSie sehen gerade einen Platzhalterinhalt von Instagram. Um auf den eigentlichen Inhalt zuzugreifen, klicken Sie auf die Schaltfläche unten. Bitte beachten Sie, dass dabei Daten an Drittanbieter weitergegeben werden.
Mehr InformationenSie sehen gerade einen Platzhalterinhalt von X. Um auf den eigentlichen Inhalt zuzugreifen, klicken Sie auf die Schaltfläche unten. Bitte beachten Sie, dass dabei Daten an Drittanbieter weitergegeben werden.
Mehr Informationen