Zum Hauptmenü Zum Inhalt

Somali – Macluumaad ku qoran Soomaali

FEM Süd Eingang, © phototiller
© phototiller

Ku soo Dhowow Xarunta caafimadka ee Haweenka FEM

Waxaan bixinaa Taageero iyo Talooyin kala duwan kuwaas oo aan luuqado badan ku bixino dhibaatoyinka la xirira  caafimaadka iyo xanuunada jirka, Qalbiga iyo Maskaxdaba.

Sidaan noola so xiriir:

  • Inaad shakhsi ahan noogu timaado, Taleefan ahaan, Khadka internetka, iyo talo-bixin Email ah.
  • Koorsooyin iyo Dalabyo kooxeed loogu talagalay haweenka iyo gabdhaha
  • Aqoon is weydaariyo kala duwan.
  • Simnaaro war bixin ah oo ku saabsan caafimadka haweenka.
  • Mashaariic kala duwan oo caafimaad loogu kala talo galay haweenka iyo.

Warbixinta iyo talooyinka, tageerada iyo sidoo kale koorsooyinka aqoon is weydaarsiga ah waxaa hogaaminaya shaqaalaheena oo luuqado badan ku bixiya – Shaqaaluhu waxay kala leeyihin xirfado kale kuwan.

Waxaad ku saxsantahay inaad nala so xiriirto hadii aad u baahan tahay kaalmo iyo caawinaada khaas ah sida markaad marxalad adag ku jirto. Waxaad naga helaysaa warbixin ama ray`i  is dhaafsi ama is barasho aad baranayso dadka kale sida Dumar si aad u ahaato qof xirir sameeyay kalsoonida kuugu badato, talo is dhaafsiguna nolosha ayuu ku fudedaynaya si  aad xalal kala kuwan ugu hesho dhibkaag . Dhibaatooyinka aan hoos ku xusnay iyo midkastaba waad nagala hadli kartaa:

  • Jiirka iyo Qaalbiga/Nafta
  •  Nafaqada
  • Jimcsiga
  • Shaqo iyo shaqooyinka jira
  • Kalsoonida
  • Dhibaatooyinka nolosha
  • Galmada iyo kahortaga uurka
  •  Uurka iyo Dhalmada
  •  Hooyonimada iyo Aabonimada
  •  Barbaarinta caruurta
  • Xiiriirka ama wada noolaanshaha
  • Iyo waxbadan oo dheeri ah

Waxaad naga helaysaa meel ku huboon gabdhaha iyo dumarka oo gacmo furan lagu soo dhaweenayo sidoo kale wiilasha iyo Raggana meel ku haboon iyagana wey naga helayaan.

Telefoonka aad naga helaysid inta samarka

Isniinta ilaa Jimcaha 9.00-1200 Duhurnimo
Telefanka: +43 1 60 191 – 5201

Inta samarka waanu xiran nahay laba bilaabo Isniin 10 Bisha 8aad ilaa Jimacaha 21aad Bisha 8aad.